Danjiraha Itoobiya oo Xassan Shiikh gaarsiiyey dhambaal ka yimid Abiy Ahmed

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somalia Abdulfatah Abdullahi Hassan. Madaxweynaha ayaa ka gudoomay danjiraha Dhambaal Hambalyo ah oo uu ka waday Raiā€™isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali. Sidoo kale, Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dowladood, gaar … Continue reading Danjiraha Itoobiya oo Xassan Shiikh gaarsiiyey dhambaal ka yimid Abiy Ahmed